Welcome (Soo Dhawoow)

This is the official website for the upcoming Somali documentary, Kacaan: The Untold Stories. Whilst it is in work in progress, the website will serve as a portal for the latest updates and video snippets of the latest interviews conducted. So stay tuned and keep checking periodically for the latest updates.

 

2 Comments

  1. Masha allah aad ayaan usoo dhaweynayaa book ga cusub ee ka hadlaya jaalle siyaad lkn waxaan jeclaan lahaa in book gaas sida ugu dhaqsiyaha badan lagu turjumo afka soomaaliga sababtoo ah da’yarta soomaaliyeed si ay wax ugaga bartaan bio graphy ga aaba siyaad insha allah Mustaqbal ka waxaan jeclahay inaa wadadiisa maro Wadani waaye oo wili qof ku daysado aanan laheen lkn anigaa hada wax barasho ugu jirto lkn madaxdeena hada kursiga kusoo fariistay kidib 1991 midkaste qabiil iyo qurun iyo Dana shisheeye oo kaliya ayuu kadaba cararayaa lkn aniga waxaan ahay arday hada ku jira heerka jaamacadeed wilibo qeybta siyaasada si aan wadan keyga wax ugu qabto aaba siyaaad oo kale lama noqon karo lkn waxaan jeclahay inaan soo dhaweeyo.Mahadsanidiin.

  2. maxamed xaaji says:

    sxb samigey aya thy waku salaamaya in badan waxan dawaday muqalkii Cabdullaahi Cabdulle Dhoore geesimadaas o kale aya loo bahan yhy manta inee wadanka e hugaamiyan alaha noo sahla wadaniyaal yaqaan dalkooda iyo dadkooda unna naxariista insha alaaah

Leave a Comment